Kategorier

Ababinta toosan, andra upplagan

Kani waa dhigane tilmaan ka bixinaya asluubta hagaagsan ee ilmaha lagula dhaqmo iyo weliba xusuusinta waalidiinta toobiyaha toosan ee ay u marayaan barbaarinta iyo kobcinta maanka & maskaxda da’yarta mustaqbalka. Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Suldaan Garyare) – Bare wax ka qora arrimaha bulshada iyo sooyaalka dunida Islaamka.
EAN: 9789187223297
Lagerstatus: I lager
210 kr
Aw Cabdiqani waa qorihii "Haqabtire" oo ah buuggii ugu iibsiga badnaa tobankii sano ee la soo dhaafay. Buuggan uu qoraagu u bixiyey "Ababinta Toosan" wuxuu ku soo bandhigay talooyin ku salaysan xigmad iyo aqoon ina baraysa ababinta ugu wanaagsan ee carruurta. Sida ay ila tahay, waa uu guulaystay qoyskii ku dhaqma casharrada iyo waanada halkan ku jira. Qoysku waa unugga bulshada, haddii uu hagaagana waxaa liibaanay bulshadii oo dhan. Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan – Bare iyo qoraa manhajka Afsoomaaliga ee dalka Sweden. The art of raising children evolves from the primitive obstacles to its best, and this book is defintely one of the milestones in this field. "Ababinta Toosan" is full of guidelines and advices on effective parenting. Aliqeyr Mohammed Nur – Somali writer and linguist.
VARUKORG
Din varukorg är tom.
BONUSPOÄNG!

Spara bonuspoäng när du handlar som du kan använda vid senare köp.

Läs mer här!